qorilugudnews24.com
Sababta Ay Dawladda Maraykanku Dabka Ugu Sii Shidayso Xiisadda Ay Ka Oogtey Marinka Hormuz, (Xogta Dahsoon).
August 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waxa Jirtey In Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump Uu Hore In Badan Uga Hadlay Xaaladda Gobolkaasi Khaliijka Iyo Xiisadda Ka Taagan Xilligan, Kuna Cel-Celiyey In Aanay Halkaas U Marin Maraakiib Ganacsi Oo Uu Maraykanku Leeyahay, Dhammaantoodna Ay Maraakiibta Halkaas Martaa Ka Kala Yimaadeen Shiinaha Iyo Japan, Isaga Oo Shiinuhu Shiidaalka Ay Soo Iibsadaan Uu 65% U Soo Maraan Marinka Hormuz, Japana Ay 25% Shiidaalkeeda Halkaasi Ka Hesho, (Xogta Dahsoon).

By: Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News