qorilugudnews24.com
Caarre Ma Noqon Doono Musal-Sal Looga Sheekeeyo Dumarka Iyo Carruurtayada, Sidaa Waxa Yidhi Cheif-Caaqil Maxamuud-Chief-Caaqil Cali Oo Si Adag Uga Hadlay Riwaayaddaha La Jilayo.
August 13, 2019 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Cheif-Caaqil Maxamuud-Chief-Caaqil Cali Oo Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Waaweyn Ee Gobolka Sanaag Ayaa Si Adag Uga Hadlay Dadkii Maalintii Shalay Ahayd Lagu Lagu Laayey Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag, Waxa Kale Oo Uu Xukumadda Somaliland Ugu Baaqay In Aanay Socon Doonin Riwaayadaha La Jilaayo Iyo Dadkayaga Biri-Mageydada Ah Si Sahal Ah Loo Laayo, Isla Markaana Aanu Caarre Noqon Doonin Musal-Sal Loogu Sheekeeyo Dumarka Iyo Carruurtayada.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News