qorilugudnews24.com
Chief-Caaqilka Guud Ee Beelaha Biciide-Yoonis Oo Si Adag Uga Hadlay Dadkii Shalay Lagu Laayey Degmada Ceel-Afweyn, Eedo Culusna U Jeediyey Taliyaha Ciidanka RRU-da Oo La Xaqiijiyey In Uu Qayb Ka Yahay Dilka Maatada Iyo Dagaalka Socda.
August 13, 2019 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Chief-Caaqilka Guud Ee Beelaha Biciide-Yoonis Chief-Caaqil Cabdiraxmaan Ciid Maxamed Ayaa Si Adag Uga Hadlay Dadkii Shalay Lagu Laayey Degmada Ceel-Afweyn, Dadkaas Oo Ay Laayeen Dabley Hubaysan Oo Ka Tirsan Maleeshiyo-Beeleedka Uu Hoggaamiyo Col. Caarre, Waxa Kale Oo Eedo Culus U Jeediyey Taliyaha Ciidanka RRU-da Ina Axmed Tiir Oo La Xaqiijiyey In Uu Qayb Ka Yahay Dilka Maatada Iyo Xasaradaha Halkaasi Ka Oogan, Isla Markaana Uu La Safan Yahay Beel Ka Mid Ah Beelaha Halkaasi Ku Dagaalamaya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News