qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Suldaan Cali Waraabe Oo Xukuumadda Somaliland Ugu Baaqay In Ay Tallaabo Adag Ka Qaado Cid Kasta Oo Ku Hawlan Falal Lidi Ku Ah Nabad-Gelyada.
August 13, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Suldaan Xuseen Xasan Cali Waraabe Oo Maanta U Waramayey Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Dalka Ayaa Xukuumadda Somaliland Ugu Baaqay In Ay Tallaabo Adag Ka Qaado Cid Kasta Oo Ku Hawlan Falal Lidi Ku Ah Nabad-Gelyada, Waxa Kale Oo Uu Dhaliilo Culus U Jeediyey Suldaan Cado-Gude Oo Sheegta In Uu Yahay Afhayeenka Guddida Beelaha Garxejis, Kaas Oo Uu Ku Eedeeyey In Uu Ka Mid Yahay Dadka Fidnada Ka Hurinaaya Deegaanada Gobolka Sanaag Iyo Guud Ahaanba Somaliland, Wuxuuna Xukuumadda Ugu Baaqay In Suldaankaas Iyo Inta La Fikirka Ahba Ay Gacan Bir Ah Wax Kaga Qabto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News