qorilugudnews24.com
Tartankii Samaysashada Awoodda Nukliyeerka Ama Qumbulad-Duriyaha, (Xogta Dahsoon).
August 13, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Daqiiqado Yar Ka Hor Markii La Tijaabiyey Qumbulo-Duriyihii U Horeeyey Sannadkii 1945-kii, Tiro Badan Oo Dadweyne Ah Ayaa Shaki Kaga Jirey In Ay Tijaabadaasi Guuleysan Doonto, Xataa General Groves-kii Maraykanka Ee Dusha Ka Maamulayey Barnaamijkii Manhattan Ee Masuulka Ka Ahaa Dhanka Nuclear-ka, Waxa Uu Sheegay In Markii Uu Beerka Dhigay Uu Ka Fekerayey Waxa Uu Samayn Doono Marka Ay Tirintu Gaadho Lambarka: 0, Waxbana Ay Dhici Waayaan, (Xogta Dahsoon).

By: Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News