qorilugudnews24.com
Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Maanta Fariin Culus U Direy Wasaaraddaha Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Jidadka Ee Somaliland, Kana Hadlay Xaaladda Biriijyada Magaalada Burco
August 13, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Degmada Burco Ayaa Maanta Fariin Culus U Direy Wasaaraddaha Hawlaha Guud Iyo Horumarinta Jidadka Ee Somaliland, Kuwaas Oo Ku Fashilmay Hawshii Ay Qaranka U Hayeen, Waxa Kale Uu Ka Hadlay Xaaladda Ay Ku Sugan Yihiin Biriijyada Magaalada Burco, Kuwaas Oo Hadda Qarka U Saaran In Ay Gebi Ahaanba Dumaan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News