qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In La Soo Qabtay Qaar Ka Mid Ah Maleeshiyo Beeleedkii Col. Caarre Ee Shalay Dadka Maatada Ah Ku Laayey Degmada Ceel-Afweyn.
August 13, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Shaaca Ka Qaaday In La Soo Qabtay Qaar Ka Mid Ah Maleeshiyo-Beeleedkii Col. Caarre Ee Shalay Dilka Wuxuushiga Ah Ka Geystey Degmada Ceel-Afweyn, Halka Kuwii Kalena Weli Lagu Daba Jiro.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News