qorilugudnews24.com
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Maanta Xadhigga Ka Jaray Hudheel Cusub Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Hargeysa, Hudheelkaas Oo Lagu Magacaabo Baraar Hotel
August 14, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici Ayaa Maanta Xadhigga Ka Jaray Hudheel Cusub Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Hargeysa, Hudheelkaas Oo Lagu Magacaabo Baraar Hotel, Isla Markaana Ah Hudheel Casri Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News