qorilugudnews24.com
Waa Sidee Hadda Xaaladda Degmada Ceel-Afweyn Ee Galbeedka Gobolka Sanaag??.
August 14, 2019 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Xaaladda Degmada Ceel-Afweyn Ee Galbeedka Gobolka Sanaag Ayaa Hadda Degen, Kadib Dilkii Wuxuushiga Ahaa Ee Shalay Ka Dhacay Degmadaasi, Kaas Oo Sababay Dhimashada 4 Haween Ah Iyo 3 Nin, Halka Ay Ku Dhaawacmeen 3 Qof Oo Kale.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News