qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Ee Somaliland Oo Ku Baaqay In Sharciga La Hor Geeyo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Ee Somaliland Iyo Sababta.
August 14, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire Ayaa Ku Baaqay In Sharciga La Hor Geeyo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Ee Somaliland, Kaas Oo Uu Sheegay In Uu Ka Hor Yimi Sharciga Binta Cashuuraha Ee Uu Baasgareeyey Golaha Sharci Dejinta Ee Uu Xildhibaankaasi Ka Tirsan Yahay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News