qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-Jeex Md. Jaamac Xaaji Axmed Oo Ka Hadley Colaaddaha Degmada Ceel-Afweyn Iyo Cidda Ka Dambaysa.
August 15, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-Jeex Md. Jaamac Xaaji Axmed Ayaa Ka Hadley Colaaddaha Soo Noq-Noqday Ee Degmada Ceel-Afweyn, Taas Oo Uu Sheegay In Ay Dabada Ka Riixayaan Gamco Shisheeye, Waxa Kale Oo Uu Dhaliilo Isbarkan Ujeediyey Golaha Wakiilada Ee Somaliland Iyo Xisbiyada Mucaaridka, Kuwaas Oo Uu Ku Eedeeyey In Ay Ahaayeen Kuwii Ka Hor Yimi Xaaladdii Deg Dega Ahayd Ee Uu Madaxweyne Muuse Biixi Ku Soo Rogey Deegaanada Gobolka Sanaag.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News