qorilugudnews24.com
Qaar Ka Mid Ah Haldoorka Iyo Dhallinyarada Degmada Ceel-Afweyn Oo Si Adag Uga Hadlay Weerarkii Wuxuushiga Ahaa Ee Dhawaan Lagu Laayey Haweenkii Aan Waxba Galabsan, Arrintaas Oo Ah Dhacdo Ugub.
August 15, 2019 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Haldoorka Iyo Dhallinyarada Degmada Ceel-Afweyn Ee Galbeedka Gobolka Sanaag Ayaa Si Adag Uga Hadlay Weerarkii Wuxuushiga Ahaa Ee Dhawaan Lagu Laayey Haweenkii Aan Waxba Galabsan, Arrintaas Oo Ah Dhacdo Ugub Ku Ah Deegaanada Somaliland Iyo Guud Ahaan Geyiga Ay Soomaalidu Degto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News