qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Gaani Oo Maanta Deeq Hilib Ah U Qaybisay Qaar Ka Mid Ah Xaafaddaha Danyarta Ah Ee Magaalada Hargeysa.
August 15, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Ayaa Maanta Deeq Hilib Ah U Qaybisay Qaar Ka Mid Ah Xaafaddaha Danyarta Ah Ee Magaalada Hargeysa Iyo Dhallinta Agoomaha Ah Ee Ku Jirta Xarunta Kuwaitiga.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News