qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Dalka Kala Qoqobka Iyo Tafaraaruqa Ay Geliyeen Guddoomiye Cirro Iyo Yarka Khadar Oo Iskula Taliyey In Ay Madaxweyne Muuse Biixi Ku Jiqsiyaan.
August 20, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe Ayaa Sheegay In Dalka Kala Qoqobka Iyo Tafaraaruqa Ay Geliyeen Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro Iyo Yarka Khadar Oo Iskula Taliyey In Ay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Ku Jiqsiyaan, Xogtaas Oo Uu Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Si Shaqsi Ah Uu Ula Wadaagey Qof Kale.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News