qorilugudnews24.com
Magaalada Hargeysa Oo Maanta Lagu Qabtay Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Loo Asteeyey Bini’Aadanimada.
August 20, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Magaalada Hargeysa Ayaa Maanta Lagu Qabtay Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Loo Asteeyey Bini’Aadanimada, Waxaana Soo Qabab-Qaabisay Hay’adda Aafooyinka Dabiiciga Ah Iyo Kaydka Raashinka Ee Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News