qorilugudnews24.com
Sababta Ay Masar Xilligan U Xoojinayso Quwadeeda Military, (Xogta Dahsoon).
August 20, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Aasaasaha Kooxda Loo Yaqaan Taariikh Yahannada 73 Mr. Ahmed Saed Ayaa Warbixin Muuqaal Ah Oo La Soo Dhigay Barta Kooxdaasi Waxa Uu Ku Sheegay In Khataraha Ay Masar Waajahayso Ay Waaweyn Yihiin, Maraykankuna Ay Doonayaan In Ay Dawladnimada Masar Ridaan, Iyaga Oo Dariiqooyin Badana U Maraya Waana Qorshaha Oo Keliya U Suuroobaya Haddii Ay Dumiyaan Oo Ridaan Militariga Dalkaasi Masar, (Xogta Dahsoon).

By: Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News