qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Ee Somaliland Marwo Hinda Jamaac Xirsi Gaani Oo Maanta Qalab Kala Duwan Kala Wareegtay Hay’adda Unicef.
August 20, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Jamaac Xirsi Gaani Ayaa Maanta Qalab Kala Duwan Kala Wareegtay Hay’adda Qaramada Midoobey Ee Unicef, Qalabkaas Oo Isugu Jirey Kombuutaro, Laptops, Video-Projectors Iyo Printers.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News