qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Waxaan Bulshada Reer Somaliland U Cuntamayn Ku Tilmaantay Hadal Dhawaan Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Puntland Mr. Deni.
August 20, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Ee Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal Dhawaan Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Maamul-Goboleedka Puntland Mr. Siciid Deni, Kaas Oo Uu Ku Tilmaamay Wax Aan U Cuntamayn Bulshada Reer Somaliland, Isla Markaana Aanay Marnaba Gor-Gortan Ka Geli Doonin Taako Ka Mid Ah Xuduudeeda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News