qorilugudnews24.com
Badhasaabka Gobolka Badhan Ee Somaliland Oo Maanta Soo Bandhigay Baabuur Hore Loo Sheegay In Laga Qabsaday, Beentii Iyo Riwaayadii Indho-Sarcaadka Ahayd Ee Pintland Oo Soo Oodantay.
August 22, 2019 - Written by qoriadmin

Yubbe-(QorilugudNews24)-Badhasaabka Gobolka Badhan Ee Somaliland Md. Maxamuud Xaamud Cumar Ayaa Maanta Soo Bandhigay Baabuur Hore Loo Sheegay In Ay Puntland Qabsatay, Arrintaas Oo Meesha Ka Saaraysa Beentii Iyo Riwaayadii Indho-Sarcaadka Ahayd Ee Maamul-Goboleed Puntland Iyo Warbaahinta Shisheeye Kalkaalka Ah Ee Laga Leeyahay Gudaha Somaliland, Kuwaas Oo Caadeystey In Ay Had Iyo Jeeraale Buun-Buuniyaan Beenta Iyo Dacaayadaha Raqiiska Ah Ee Cadowga Reer Somaliland, Hoosna U Dhigaan Sharafta Iyo Karaamada Qaranka Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News