qorilugudnews24.com
Ciidamada Ammaanka Ee Magaalada Hargeysa Oo Maanta Gacanta Ku Soo Dhigay Budhcad Hubaysan Oo Deegaanka Halaayo Dad Oromo Ah Ku Laayey Iyo Khamri Fara Badan Oo Ay Siteen.
August 22, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidamada Ammaanka Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Maanta Gacanta Ku Soo Dhigay Budhcad Hubaysan Oo Deegaanka Halaayo Dad Oromo Ah Ku Laayey Iyo Khamri Fara Badan Oo Ay Siteen, Kaas Oo Ay Ku Qarsanayeen Guri Ku Yaalla Duleedka Bari Ee Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News