qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminaayey Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.
August 22, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminaayey Oo Beryahanba Ku Sugnaa Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Ayaa Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kadib Markii Ay Soo Dhammaysteen Arrimihii Gudashada Waajibaadka Xajka.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News