qorilugudnews24.com
Taariikhda Madaxweynihii Dalka Masar Jamaal Cabdinaasir, Oo Ahaa Hoggaamiyihii Kooxdii La Magac Baxday Dubaatul-Axraar Ama Saraakiishii Xoraynta Masar, (Xogta Dahsoon).
August 23, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-23-Kii Bishii July Ee Sannadkii 1952-Kii, Ayey Ahayd Markii Xilli Habeenimo Ah Ay Cutubtyo Ka Tirsan Ciidamada Militariga Ee Dalka Masar Ay Isku Xeereen Oo Qabsadeen Xarumihii Dawladda, Iyada Oo Aan La Maqal Wax Rasaas Ah, Kuwaas oo Markiiba Gacanta Ku Dhigay Idaacaddii Dalka Iyo Labada Wasaaraddood Ee Arrimaha Gudaha Iyo Gaashaandhigga, Goor Hore Oo Subaxnimadii Ahna Waxa Ay Militarigu Baahiyeen In La Ridey Nidaamkii Boqortooyada, Masuuliyaddii Dalkana Ay La Wareegeen Koox Saraakiil Ah Oo Loogu Yeedhay Magaca ”Dubaatul Axraar’‘ Ama Saraakiishii Xorraynta, Kuwaas Oo Uu Horkacaayey Jamaal Cabdinaasir, (Xogta Dahsoon).

By: Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News