qorilugudnews24.com
Xisbiga Ucid Oo Si Weyn U Taageeray Go’aanka Ay Xukuumadda Somaliland Ka Soo Saartay Cashuurta Ay Kordhisteen Wakiilada Maraakiibta Ee Magaalada Berbera.
August 24, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Arrimaha Gudaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Mr. Maxamuud Saleebaan Cali Ramaax Ayaa Si Weyn U Taageeray Go’aanka Ay Xukuumadda Somaliland Ku Laashay Cashuurta Ay Kordhisteen Wakiilada Maraakiibta Ee Kontaynarada Keenta Magaalada Berbera, Kuwaas Oo Uu Ku Tilmaamay In Ay Yihiin Dhiig Miirato.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News