qorilugudnews24.com
Maleeshiyo-Beeleed Ka Soo Jeeda Degmada Buuhoodle Oo Daansi Iyo Baalo-Xoofto Ka Bilaabay Deegaano Ka Tirsan Degmada Qorilugud, Kuwaas U Muuqdey In Ay Ku Socdeen Fariimo Khaldan Oo Ay Cid Kale U Soo Dhiibtey.
August 28, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Maleeshiyo-Beeleed Ka Soo Jeeda Degmada Buuhoodle Oo Ay Dabada Ka Riixayso Maamul-Goboleedka Pintland Ayaa Daansi Iyo Baalo-Xoofto Is Maqashiis Ah Ka Bilaabay Deegaano Ka Tirsan Degmada Qorilugud Ee Gobolka Togdheer, Kuwaas U Muuqda In Ay Heleen Fariimo Khaldan, Fariimahaas Oo Sida La Xaqiijiyey Ay Ka Heleen Qaar Ka Mid Ah Salaadiinta Iyo Qurba-Joogta Beesha Gacan Ku Dhiigle Col. Caarre.
Haddaba Reer Buuhoodle Waxa Aan Idin Leeyahay Yaanu Durbaan Haragu Ka Qoyey Idiin Tumin Nin Aan Hadhow Colaad Waxba Idiin Ka Tari Doonin, Waanad Ogtihiin Wixii Balli-Kalshaale Ka Dhacay, Waxa Kale Oo Aad Ogaataan In Aanu Maanta Siilaanyo Dalka Somaliland Xukumin, Habar-Jeclona Aanay Hamran Doonin, Waxa Aad Isu Gey-Geyseena Tahay Xisbaab Iyo Fariimo Khaldan Oo Cid Kale Idiin Ka Timi!!!.

Ugu Dambayn Waxa Aan Idin Odhan Lahaa, Haddii Aad Dagaal Doonaysaan Hadda Inoo Bilaaba, Caanaaha Aad Ka Lulataana Annaga Waxba Ha Naga Siinina, Al-Miidaan Waasac.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News