qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Gaani Oo Hambalyo U Dirtay Shucuubta Islaamka Iyo Bulshada Reer Somaliland, Sannadka Cusub Ee Islaamka Awgiis.
August 29, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Ayaa Hambalyo Iyo Bogaadin U Dirtay Guud Ahaan Shucuubta Islaamka, Gaar Ahaana Bulshada Reer Somaliland Curashada Sannadka Cusub Ee Islaamka Awgiis.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News