qorilugudnews24.com
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid, Marwo Hibaaq Cali May-Dhalaalis Oo Maanta U Waramaysey Bulsho Tv. Ayaa Ka Warbixisay Siyaasadda Arrimaha Dibedda Ee Xisbigaasi.
September 3, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Arrimaha Dibedda Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid, Marwo Hibaaq Cali May-Dhalaalis Oo Maanta U Waramaysey Bulsho Tv. Ayaa Ayaa Ka Warbixisay Siyaasadda Arrimaha Dibedda Ee Xisbigaasi, Sidoo Kale Waxyaabihii U Qabsoomay Muddadii Ay Xilkaasi Haysey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News