qorilugudnews24.com
Golaha Deegaanka Ee Degmada Burco Oo Maanta Soo Saaray Amaro Cul-Culus Iyo Lo’da Oo Laga Mamnuucay Gudaha Magaalada Burco.
September 7, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Golaha Deegaanka Ee Degmada Burco Oo Maanta Yeeshay Kal-Fadhi Aan Caadi Ahayn Ayaa Laga Soo Saaray Amaro Cul-Culus Iyo Lo’da Oo Laga Mamnuucay Gebi Ahaanba Gudaha Magaalada Burco, Arrintaas Oo Kor Loogu Qaadayo Bilicda Magaaladaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News