qorilugudnews24.com
Shirkadda Waddaniga Ah Ee Dahabshiil Group Oo Adeegyo Cusub Oo Ay Soo Kordhisey Ku Soo Bandhigtey Carwada Tiknoolajiyadda Ee Somaliland.
September 7, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shirkadda Waddaniga Ah Ee Dahabshiil Group Ayaa Adeegyo Cusub Oo Ay Soo Kordhisey Maanta Ku Soo Bandhigtey Carwada Tiknoolajiyadda Ee Somaliland, Kuwaas Oo Ay Ka Mid Yihiin Adeegga Loo Yaqaano (Somtel Reach Me), Adeeggaas Oo Lacag La’aan Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News