qorilugudnews24.com
Wefti Uu Hoggaaminaayo Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-Yoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeysa.
September 7, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-Yoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani Ayaa Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeysa, Suldaanka Oo Beryahanba Gobolka Sanaag Ugu Maqnaa Arrimo La Xidhiidha Nabad-Gelyada, Iyo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Yidhi ”Habar Awal Waa Idiin Diyaar”, Arrintaas Oo Ahayd Mid Aan Meeshaba Oolin, Su’aallo Baddana Durba LaIska Weydiinaayo????.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News