qorilugudnews24.com
Biriijka Labaad Ee Magaalada Burco Oo Maanta Dib Loo Furay, Kadib Markii Lagu Sameeyey Dayactir Ku Meel-Gaadh Ah Iyo Wasiir Qambi Oo Ka Hadlay.
September 8, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Biriijka Labaad Ee Magaalada Burco Ayaa Maanta Dib Loo Furay, Kadib Markii Lagu Sameeyey Dayactir Ku Meel-Gaadh Ah Iyo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Guriyenta Ee Somaliland Md. Cabdirashiid Ducaale Qambi Oo Ka Hadlay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News