qorilugudnews24.com
Ciidamada Ammaanka Ee Somaliland Oo Caawa La Wareegey Xarunta Telefishankii Dhawaan Lagu Aflagaadeeyey Haweenka Reer Somaliland Ee Horyaal24 Tv.
September 8, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidamada Ammaanka Ee Somaliland Ayaa Caawa La Wareegey Xarunta Telefishankii Dhawaan Lagu Aflagaadeeyey Haweenka Reer Somaliland Ee Horyaal24 Tv, Telefishankaas Oo Si Badheedh Ah Ugu Xad Gudbey Sharafta Iyo Karaamada Ay Huwan Yihiin Hablaha Reer Somaliland, Isla Markaana Ka Dul Tallaabsaday Xayn-Daabka Iyo Shuruucda Saxaafadda (Mass Media Ethics).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News