qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Heestii La Magac Baxday ”Nacabkay Ha Ii Jebin” Iyo Codkii Fannaanadda Caanka Ah Ee Saynab Cige Maxamed.
September 9, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Heestii La Magac Baxday ”Nacabkay Ha Ii Jebin” Iyo Codkii Fannaanadda Caanka Ah Ee Saynab Cige Maxamed, Heestaas Oo Ah Hees Qaraami Ah, Isla Markaana Ka Mid Ah Heesta Loogu Jecel Yahay  Heesaha Ay Qaado Saynab Cige.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News