qorilugudnews24.com
Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Oo Maanta Magaalada Burco Ka Daah-Furtay Barnaamijka Shaqo Abuurka.
September 9, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Ayaa Maanta Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Ka Daah-Furtay Barnaamijka Shaqo Abuurka, Kaas Oo Ay Wasaaraddu Sannadkiiba Mar Qabato, Munaasibaddaas Oo Ay Ka Soo Qayb-Galeen Musuuliyiinta Gobolka Togdheer Iyo Kan Degmada Burco.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News