qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Gaani Oo Maanta Xadhigga Ka Jartay Xafiiska Shaqo-Doon Ee Gobolka Togdheer.
September 9, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Oo Uu Wehelinaayo Badhasaabka Gobolka Togdheer Md. Xamse Maxamed Cabdi Ayaa Maanta Xadhigga Ka Jartay Xafiiska Shaqo-Doon Ee Magaalada Burco Ee Uu Yeelan Doono Gobolkaasi Togdheer, (Opening Regional Job Center In Togdheer).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News