Deegaanka Degmada Gaashaamo Oo Lagu Arkay Xayawaan Duulaya Oo Carruurta Yar-Yar Cunaya, Arrintaas Oo Walaac Xooggan Ku Abuurtay Dadka Deegaankaasi.
September 10, 2019 - Written by qoriadmin
Gaashaamo-(QorilugudNews24)-Deegaanka Degmada Gaashaamo Ee Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya Ayaa Lagu Arkay Xayawaan Duulaya Oo Carruurta Yar-Yar Cunaya, Arrintaas Oo Walaac Xooggan Ku Abuurtay Dadka Deegaankaasi Ku Dhaqan.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com