qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Masuuliyiin Kala Duwan Oo Maanta Ka Qayb-Galay Munaasibad Loo Sameeyey 260 Arday Oo Ka Qalin-Jebiyey Jaamacadda Alpha University Ee Magaalada Burco.
September 10, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Masuuliyiin Ka Kala Socdey Xukuumadda Somaliland Iyo Xisbiyada Qaranka Ayaa Maanta Ka Qayb-Galay Munaasibad Ballaadhan Oo Loo Sameeyey 260 Arday Oo Ka Qalin-Jebiyey Jaamacadda Alpha University Ee Faraceeda Magaalada Burco.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News