qorilugudnews24.com
Kooxo Shufto Ah Oo Ka Dilaacay Degmada Boorame Ee Xarunta Gobolka Awdal Iyo Khasaare Ballaadhan Oo Ay Soo Gaadhsiiyeen Meherado Ganacsi.
September 10, 2019 - Written by qoriadmin

Boorame-(QorilugudNews24)-Kooxo Shufto Ah Oo Ka Dilaacay Degmada Boorame Ee Xarunta Gobolka Awdal Iyo Khasaare Ballaadhan Oo Ay U Geysteen Gaadiid Iyo Meherado Ganacsi Oo Ku Yaalla Gudaha Magaalada Boorame, Kooxahaas Oo Lagu Kala Magacaabo Jar Iska Xoor Iyo Jookar, Kuwaas Oo Koox- Koox Isu Dilaya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News