qorilugudnews24.com
Maamulka Gobolka Togdheer Oo Maanta Deeq Lacag Ah Ku Wareejiyey Qoys Dhawaan Saddex Carruur Ah Laga Diley Deegaanka Dhagax-Dheer Ee Hawdka Gobolka Togdheer.
September 10, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Maamulka Gobolka Togdheer Ayaa Maanta Deeq Lacag Ah Ku Wareejiyey Qoys Dhawaan Saddex Carruur Ah Laga Diley Deegaanka Dhagax-Dheer Ee Hawdka Gobolka Togdheer, Deeqdaas Oo Ay Iska Soo Ururiyeen Wasaaraddaha Dawladda Somaliland Ee Ka Hawl-Gala Gobolkaasi Togdheer.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News