qorilugudnews24.com
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Bilad-Sharafeedyo Guddoonsiiyey Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Soo Qalin-Jebiyey Kulliyad Ciidan Oo Ku Talla Dalkaasi Ethiopia.
September 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Bilad-Sharafeedyo Guddoonsiiyey Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland, Kuwaas Oo Ka Soo Qalin-Jebiyey Kulliyadda Ciidamada Ee Dalkaasi Ethiopia, Kulliyaddaas Oo Lagu Magacaabo (Military Academy Staff College).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News