qorilugudnews24.com
Degmada Gar-Adag Ee Galbeedka Gobolka Sanaag Oo Taariikhda Markii U Horeysey Laga Hirgeliyey Waddo Laami Ah.
September 10, 2019 - Written by qoriadmin

Gar-Adag-(QorilugudNews24)-Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Ee Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Markii Ugu Horeysey Taariikhda Waddo Laami Ah Ka Hirgelisey Degmada Gar-Adag Ee Galbeedka Gobolka Sanaag Iyo Shacabka Ku Dhaqan Deegaanada Degmadaasi Gar-Adag Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News