qorilugudnews24.com
Taliyaha Qaybta 3aad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland G/Sare Faysal Cabdi Bootaan Oo Maanta Kormeer Ku Tegey Fadhiisanada Ciidanka Qaranka Ee Jiidada Bariga Gobolka Sanaag.
September 11, 2019 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Taliyaha Qaybta 3aad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland G/Sare Faysal Cabdi Bootaan Ayaa Maanta Kormeer Ku Tegey Fadhiisanada Ciidanka Qaranka Ee Jiidada Hore Ee Bariga Gobolka Sanaag, Kormeerkaas Oo Uu Taliyuhu Ugu Kuur-Gelaayey Xaaladda Guud Ee Ciidamada Jiidahaasi Ku Sugan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News