qorilugudnews24.com
Maamulka Gobolka Saraar Oo Ku Faanay In Ay Baabi’inayaan Seerayaal Sharci Darro Ah Oo Halkaasi Ku Yaalla, Balse Ku Guul-Darraystey In Ay Wax Ka Qabtaan Darkii Isha Ceelka Caynaba Oo La Awdey.
September 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Gobolka Saraar Iyo Kan Degmada Caynaba Ayaa Waxa Soo Wajahay Maamul Xumo Baahsan Iyo Musuqmaasuq Xadhkaha Goostay Oo Meel Walba Saameeyey, Arrintaas Oo Xataa Galaaftay Ceelkii Isha Caynaba Ee Ay Magaalada Caynabi Caanka Ku Ahayd, Kaas Oo U Baahan Gurmad Deg Deg Ah, Waxaana Wax Lagu Qoslo Ah In Uu Maamulka Gobolka Saraar Maanta Ku Faano Waxa Aanu Baabi’inaynaa Seerayaal, Iyada Oo Uu Ceelkii Magaalada Caynaba Qarka U Saaran Yahay In Uu Gebi Ahaanba Meesha Ka Baxo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News