qorilugudnews24.com
Maamulka Shirkadda Waddaniga Ah Ee Deero Group Oo Sheegay In Ay Wadaan Qorshe Lagu Sii Ballaadhinayo Dhismaha Deero Mall Ee Magaalada Hargeysa.
September 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Maamulka Shirkadda Waddaniga Ah Ee Deero Group Ayaa Sheegay In Ay Wadaan Qorshe Lagu Sii Ballaadhinayo Dhismaha Deero Mall Ee Magaalada Hargeysa, Dhismahaas Oo Hadda Hoy U Ah Shirkaddo Caalami Ah Iyo Xarumo Ganacsi Oo Kala Duwan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News