qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Deegaanada Gobolka Awdal Iyo Degmada Boorame.
September 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Deegaanada Gobolka Awdal Iyo Degmada Boorame, Halkaas Oo Ay Madaxweynaha Iyo Weftigiisu Kaga Qayb-Geleyaan Munaasibadda Qalin-Jebinta Ardayda Jaamacadda Camuud (Amoud University), Ee Magaalada Boorame.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News