qorilugudnews24.com
Dagaal Oogihii Maraykanka Ee John Boltan Oo Maanta Xilkii Laga Tuuray, Isla Markaana Macasalaameeyey Xukuumaddii Madaxweyne Donald Trump.
September 12, 2019 - Written by qoriadmin

Washington-(QorilugudNews24)-Dagaal Oogihii Maraykanka Ee John Boltan Ayaa Maanta Xilkii Laga Tuuray, Isla Markaana Macasalaameeyey Xukuumaddii Madaxweyne Donald Trump, Arrintaas Oo Ay Dad Badani Soo Dhaweeyeen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News