qorilugudnews24.com
Dhismaha Jaamacadda Degmada Gar-Adag Ee Leads University Oo Si Xawli Ah Ku Socda Iyo Qaar Ka Mid Ah Qurba-Jooga Degmadaasi Oo Maanta Booqasho Ku Tegey.
September 12, 2019 - Written by qoriadmin

Gar-Adag-(QorilugudNews24)-Dhismaha Jaamacadda Degmada Gar-Adag Ee Leads University Oo Si Xawli Ah Ku Socda Iyo Qaar Ka Mid Ah Qurba-Jooga U Dhashay Deegaamada Degmadaasi Gar-Adag Oo Maanta Booqasho Ku Tegey, Kuwaas Oo Uu Hoggaaminaayey Pro. Ibraahin Barre Nuur Oo Isagu Lahaa Fikirka Hirgelinta Jaamacaddaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News