qorilugudnews24.com
Kenya Iyo Somaliland Oo Heshiis Cusub Kala Sexeexday Iyo Nooca Heshiiskaasi.
September 12, 2019 - Written by qoriadmin

Nairobi-(QorilugudNews24)-Safiirka Somaliland Ee Dalka Kenya Amb. Baashe Cawil Xaaji Cumar Ayaa Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalkaasi Kenya Kulan Kula Yeeshay Wasiirka Macdanta Iyo Shiidaalka Ee Dalka Kenya Mr. John Munyes, Waxayna Kala Sexeexdeen Heshiis Cusub Oo Ku Saabsan Soo Saarista Saliida Ceedhin Iyo Macdanta, Iyada Oo Ay Kenya Dhawaan Ku Biirtay Ururka Waddamada Soo Saara Saliida.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News