qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Booqday Biriij Cusub Oo Laga Hirgelinaayo Gudaha Degmada Boorame Ee Xarunta Gobolka Awdal.
September 12, 2019 - Written by qoriadmin

Boorame-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Booqday Biriijka Cusub Ee Laga Hirgelinaayo Gudaha Degmada Boorame Ee Xarunta Gobolka Awdal, Kaas Oo Isku Xidhi Doona Magaalada Boorame Iyo Jaamacadda Camuud, Isla Markaana Uu Hadda Dhismihiisu Gebogebo Ku Dhow Yahay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News