qorilugudnews24.com
Qaabka Ay Isaga Hor Imanayaan Maslaxadaha Doorasho Ee Ra’iisal Wasaare Netanyahu Iyo Madaxweyne Trump, (Xogta Dahsoon).
September 12, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ma Ahayn Arrin Cidna Ka Qarsoonayd In Hawl-Galadii Weerar Ee Israa’iil Ku Qaadeysey Dalalka Carabta Qaarkood Ay Ahaayeen Weeraro Qayb Ka Ah Ololaha Doorashada Israa’iil, Isaga Oo Ra’iisal Wasaare Benjamin Netanjahu Oo Doorashadii Afar Bilood Ka Hor Dhacday Uu Waayey Aqlabiyad Uu Xukuumad Ku Soo Dhiso, Sidoo Kalena Ay Diideen Xisbiyadii Yar-Yaraa Ee Uu Isbaahaysiga Siyaasaddeed La Samaysan Lahaa, Lana Soo Dhisi Lahaa Xukuumad Wada Jir Ah, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News