qorilugudnews24.com
Fahamka Guud Ee Ku Saabsan Rabitaanka Sacuudiga Iyo Raashiya Ay Rabaan In Uu Madaxweyne Trump Mar Kale Ku Guuleysto Doorashada Maraykanka Ee Sannadka 2020-Ka, (Xogta Dahsoon).
September 13, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Si Guud Waxa Loo Fahansan Yahay In Madaxda Dalalka Sacuudiga Iyo Raashiya Ay Taageero Siinayaan Donald Trump Marka La Gaadho Doorashooyinka Madaxweynenimo Ee Dalkiisa, Kuwaas Oo Dhici Doona Dhammaadka Sannadkan 2020-Ka, Laakiin Waxa Suuro-Gal Ah In Fahankaasi Yahay Xilligan Mid U Baahan In Lagu Sameeyo Dib Eegis, Maadaama Oo Ay Halkaas Yihiin Dhawr Arrimood Oo Lama Huraan Kaga Dhigaysa Vladimir Putin Iyo Mohammed Bin Salman In Ay Ka Horjeestaan Trump Oo Ay Si Qarsoodi Ah U Taageeraan Xisbiga Dimuqraadiga, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News